Home Wararka Maanta Cimilada Sweden oo isbadalaya iyo Halis ka dhalan karta Daadadka iyo Korontada.

Cimilada Sweden oo isbadalaya iyo Halis ka dhalan karta Daadadka iyo Korontada.

0

Cimilada Sweden ayaa la filayaa in ay isbadal uu ku yimaado taasi oo keeni karta in daadad xoogan ka dhashaan isbadalka cimilada sida ay sheegtay hay.ada Elsäkerhetsverket.

Hay.ada ayaa intaasi ku dartay in daadadka biyaha ay gali karaan Gorontada ku dhexjirta dhulka isla markana ka dhalan karto dhibaato xoogan.

Peter Tunell oo ka tirsan Elsäkerhetsverket ayaa sheegtay in xaruumaha korontada ee dhulka ku jira aysan ku habeenseen biyaha hoose isla markana taasi ay keeni karto in biyaha dhex galaan korontada.

dhibaatada kale ayaa lagu sheegay in korontada ay dhibaato uga imaan karaan biyaha taasi oo keeni karta in dab ka dhasho ama uu ka dhasho waxa loo yaqaano ( shock ).

ugu dabneyn dadka ayaa lagu wargaliyay in daadadka ay saameyn karaan awooda dhirta sida guryaha Fasaxa la dago kuwa loo yaqaano Villa iyo guryaha dhulka hoostiisa ka dhisan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here