Home News in English Sverigedemokraterna oo Gudoomiyaha Barlamaanka u Codeenaya Musharaxa Garabka Alliancen.

Sverigedemokraterna oo Gudoomiyaha Barlamaanka u Codeenaya Musharaxa Garabka Alliancen.

0

Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa shir jaraa.id uu qabtay ku sheegay in musharixiinta Gudoomiyaha Barlamaanka ay u codeenayaan Musharaxa kasoo jeeda Xisbiga Alliancen.

Hadalka Gudoomiyaha Xisbiga Jimmie Ã…kesson ayaa ka dhigan in xisbiga Moderatka uu noqonaya Xisbiga ugu dhow ay hogaaminaya Gudoomiyaha barlamaanka Sweden.

Andreas Norlén ayaana ah musharaxa ka socda Moderatka kaasi oo u taagan Afayeenka Barlamaanka oo dhaceysa maalinta bari ah.

Gudoomiyaha xildhibaanada ku jira Barlamaanka ee Dhanka Alliancen Tobias Billström ayaa soo dhaweysay taageerada ka timid dhanka xisbiga SD.

Dhanka Xisbiga Socaildemokraterna oo ka hadlay go.anka SD ayaa sheegay in arinkaasi markasta ay ka filayeen dhanka SD oo dagaal adag kala dhaxeeyo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here