Home Wararka Denmark Denmark 8 Toogasho oo ka dhacday isbuucaan 7 qof oo ku dhimatay...

Denmark 8 Toogasho oo ka dhacday isbuucaan 7 qof oo ku dhimatay weerarkaasi.

0

Caasimada Denmarka waxaa isbuucaan ka dhacay dhoor weerar oo la xiriira kooxaha gangiska taasi oo saameyn xoogan ka dhalatay.

Booliska Caasimada ayaa qaarkood lagu eedeenayaa in ay caawinayaan rabshadaha ka dhacay caasimada Copenhagen.

Booliska wadanka ayaa ku hoolan sidii loo xoojin lahaa booliska isla markana looga hortagi lahaa dhibaatada ka dhacday caasimada.

isbuucaan kaliya waxaa Caasimada ka dhacay 8 toogasho waxana ku dhintay ku dhawaad 7 ruux oo lala eegtay weerarka Maalinta jimcaha oo kaliya 3 qof ayaa lagu toogtay bartamaha caasimada.

Somaliska Denmark

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here