Home Wararka Maanta Dab ka kacay Guri ku yaalla Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm.

Dab ka kacay Guri ku yaalla Xaafada Tensta ee Caasimada Stockholm.

0

Guri ku yaalla xaafa Tensta ayaa dab ka kacay Fiidnimadii Caawa halkaasi oo dadkii ku sugnaa xaafada si deg deg ah uga baxeen.

Dabka ayaa ka bilowday jiko ku taalla gurigaasi sida uu sheegay booliska Stockholm.

digniinta muujineysa in uu dab ka bilowday xaafada Tensta ayaa booliska Sweden waxay heleen abaaro 20.30 Fiidnimo markaasi oo goobta la gaaray.

Dabka ayana lagu guuleestay in la damiyo abaaro 21:00 pm ee isla caawa lamana sheegin waxa keenay in dabka uu halkaasi ka bilowdo.

Somaiska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here