Home Wararka Maanta Waa Tuma Qofka ugu yar Barlamaanka Cusub ee Sweden iyo Xisbiga ay...

Waa Tuma Qofka ugu yar Barlamaanka Cusub ee Sweden iyo Xisbiga ay ka tirsantahay..

0

Xubnaha Barlamaanka Sweden ayaa lagu dhawaaqay waxana ku jira Qofka ugu dada yar barlamaanka taasi oo lala yeeshay wareysi ku aadan guusheeda.

Ebba Hermansson oo 22 sano jir ah ayaa noqotay qofka ugu yar ee barlamaanka sweden taasi oo mataleysa Xisbiga Sverigedemokraterna.

Ebba Hermansson waxay wareysigeeda ku sheegtay in ayadoo 18 sano jir ah ay soo gashay siyaasada afarsano kahor isla markana ay gaartay guusheeda.

Waxay sheegtay in barlamaanka ku soo kordhindoonto fakarkeeda sida in waxlaga qabto arimaha dadka xanuunsan ee qaba cudurada dhanka maskaxda.

Doorashada sanakan ayaana noqotay doorashadii ugu hadal heynta badneyn dhanka bulshada sweden madama ay qaadatay waqti dheer taasi oo lagu sheegay in sharciyada doorashada wax badan laga badalay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here