Home Wararka Maanta Maxay tahay Cabsida Somalida ka qabaan Doorashada Sweden ee lagu dhawaaqayo..

Maxay tahay Cabsida Somalida ka qabaan Doorashada Sweden ee lagu dhawaaqayo..

0

Somalida ku sugan Dalka sweden oo lagu qayaaso dadka labaad ee ugu badan dalka marka laga soo tago dadka dalka u dhashay ayaa dhanka kale ah qoomiyada ugu badan ee dhanka qaxootiga dalka ku sugan.

Dadka somalida ayaana hadal haya doorashada sweden oo la filayo in lagu dhawaaqo madama ay saameyn xoogan ku yeelan karto dadka soogalootiga.

cabsida dhanka somalida ayaana timid kadib markii uu awood dheeraad ah yeeshay xisbiga sverigedemokraterna oo helay awood dheeraad ah xisbgaasi oo kasoo jorjeeda qaxootiga dalka ku sugan iyo iska dhiibaya.

hadii xisbigaasi uu guuleesto ama qeyb ka noqdo dowlada wadajir ah ee la dhisayo waxaa dhici karta in sharciyo cusub lagu soo kordhiyo dowlada kuwaasi oo lagu adkeenayo dhanka qaxootiga.

inkastoo aysan adkeen in xisbiyada kale ay aqbalaan saami qeybsiga xisbigan hadana hadii ay dhacdo waxaa dhici karto in la adkeeyo sida soogalootiga ku helaan basaboorka weynka iyo wali sharuudo badan oo lagu xirayo in qofka uu qaato ama sharciyada kale ee dhanka qaxootiga quseeya.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here