Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo Wada Hadal ku casuumay Xisbiyada M...

Hogaamiyaha Xisbiga sverigedemokraterna Jimmie Åkesson oo Wada Hadal ku casuumay Xisbiyada M iyo KD..

0

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jimmie Åkesson ayaa ku wargaliyay Hogaamiyaasha Labda Xisbi ee Moderaterna iyo Kristdemokraterna taasi oo ku aadan dhismaha Dowlad wada jir ah.

Jimmie Åkesson ayaa sheegay in labada dhinac uu ka dalbaday dhismaha dowlad isagoo intaasi ku daray in laftiisa uu ka qeyb qaadanayo dhismaha madama uu heesto saami feecan.

” aad ayay noogu feecantahay in codadka aan heesano ee 18 boqolkiiba ay noqdaan saami aan ku yeelanayo dhismaha Dowlada Cusub” sidaasi ayuu Aftonpladet u sheegay.

hadalka Hogaamiyaha ayaa ku soo aaday xili la sugayo natiijada codadka la dhiibtay oo tirintooda socoto iyadoo labada hogaamiye diideen casuumaada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here