Home Wararka Maanta Goormee lagu dhawaaqayaa Natiijada Doorashada Sweden ee Soo dhaman rabta..

Goormee lagu dhawaaqayaa Natiijada Doorashada Sweden ee Soo dhaman rabta..

0

Guud ahaan Gobolada Dalka Sweden waxaa ka socota cod bixinta doorashada Sweden oo saacado ka hareen.

tirinta Codadka dooraahada kadib ayaa lagu dhawaaqi doonaa Xisbiga ku guuleestay Doorashada Sanadka.

Abaaro 00:00 am ee Caawa ayaa lagu dhawaqidoona iyadoo lasoo gudbinayo Gobolada iyo sida loogu kala horeeyo waxana dhici karta in Gobolada qaar dib u yara dhacaan inkastoo lasii ogaan kara xisbiga guuleestay.

dhanka kale maalinta arbada ayay u dhaci kartaa doorashada madama la sugayo dadka kasoo codeeyay dhanka dibada.

wararka dheeraadka.

Kamuunka Dalsjöfors ayaa noqday kamuunka ay dadka ugu badan galeen safafka kadib markii sadax dagmo ay isku goob ka dhiibanayaan codadka.

Wakaalada Wararka Somaliska ayaana toos idinkugu soo tabineysa wararka ugu danbeeyay ee halka wax marayaan.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here