Home News in English Maxay ka dhigantahay in Xisbiga sverigedemokraterna uu saro ugu kaco dhanka doorashada...

Maxay ka dhigantahay in Xisbiga sverigedemokraterna uu saro ugu kaco dhanka doorashada Sweden..

0

Sweden waxaa ka socota doorashada Qaranka oo la filayo in xisbi cusub uu qabto hogaanka dalka ama uu guuleesto xisbiga talada dalka haya xiligan.

Xisbiyada badankooda ayaana saro ugu kacay dhanka doorashada halka qaarkood ay saameen ku yeesheen dhanka doorashada dalka ka socota.

sverigedemokraterna oo ah xisbi inta badan lagu tiro cunsuri isla markana sheega in uu ilaaliyo danaha wadanka sweden ayaa aad ugu kacay tan iyo sanadkii 2015 qayaasta.

Maxay ka dhigantahay saro u kaca.

inkastoo aysan sahlaneen ku guuleysiga xisbiga ee talada dalka hadana saro u kaca xisbiga ee dhanka siyaasada sweden waxay ka dhigantahay in shacabka sweden qaarkood ay u janjeeraan dhanka xisbiga.

Sidoo kale Xisbiga ayaa taageero badan ku helay madama uu kasoo horjeedo siyaasada qaxootiga ee wadanka ku sugan iyo kuwa wadanka iska dhiibayo.

Hogaamiyaha Xisbiga Jimmie Åkesson ayaana dhoor jeer ku celiyay in qaxootiga wadanka ay adkeenayaan isla markana wadamo kale ka furayaan xabsiyo halka ay la dagaalamayaan kooxaha gangiska.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here