Home Wararka Maanta Norway Wasiiro ka tirsan Dowlada oo xilkooda iskaga casilay Sababo Cajiib ah..

Norway Wasiiro ka tirsan Dowlada oo xilkooda iskaga casilay Sababo Cajiib ah..

0

Dowlada Norway gaar ahaan xisbiga talada Dalka haya ayaa ku dhawaaqay in labo kamid ah Wasiirada xisbiga ay iska casileen Xilkooda.

iscasilaada labada wasiir ayaa looga dhawaaqay kulan ay iskugu yimaadeen Xisbiga FRP ee haya talada dalka waxana labada wasiir laga gudoomay iscasilaadooda.

wasiirada iscasilay ayaa kala ah wasiirka Gadiidka iyo wadooyinka ketil solvik-olsen iyo wasiirka Shidaalka iyo tamarta terje søviknes kuwaasi oo ku biiray 7 wasiir oo horay xilkooda u waayay.

labada wasiir ayaa shilka golaha wasiirada ka sheegay in si shaqsiyan ah ay xilka iskaga casileen iyagoo intaasi ku daray in uusan jirin. wax cadaadis ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here