Home Wararka Maanta Xisbiga Centerpartiet oo soo bandhigay Arimaha ugu muhiimsan hadii uu guuleesto..

Xisbiga Centerpartiet oo soo bandhigay Arimaha ugu muhiimsan hadii uu guuleesto..

0

xisbiga Centerpartiet oo kamid ah xisbiyada sida aadka ugu jira doorashada ayaa sheegay in uu diirada saarayo xaquuqda dadka lixaadka laheen kuwaasi oo u baahan caawinta ( personlig
assistent)

xisbiga ayaa soo bandhigay dhoor arimood oo ku jirto caawinta dadka aan lixaadka laheen oo muhiimada ugu horeyso siiyay xaquuqdooda.

dhanka kale ayuu soo bandhigay qorsho dadka doonayo ganacsiga loogu fududeenayo bilaabashada ganacsigooda ugu horeeya.

qodobadaasi ayaa lagu qoray joornalka Dagens Nyheter sida laga soo xigtay Annie Lööf oo ah hogaamiyaha xisbiga dhanka kale xisbiga Liberalerna ayaa isbuucaan soo bandhigay in uu 2 billion ku taageeridoono dadka lixaadka laheen ee dalka ku nool.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here