Home Wararka Maanta Kooxaha Cunsuriyiinta oo banaan baxyo waaweyn ka dhigay Dalka Germalka..

Kooxaha Cunsuriyiinta oo banaan baxyo waaweyn ka dhigay Dalka Germalka..

0

banaanbaxyo xoogan ayaa ka socda dalka Germalka kuwaasi oo dhigayaan kooxaha cunsuriyiinta midigta fog ee kasoo horjeeda qaxootiga dalkaasi.

Banaanbaxa oo iskugu soo baxeen kumanaan dada ayaa ka dhacay caasimada Chemnitz halkaasi oo lagu weeraray dad badan oo qaxooti ku jiraan.

rabshadaha ayaa yimid kadib markii axada la dilay nin u dhashay Germalka kaasi oo mindi lagu dilay magaaladaasi.

nin kasoo jeeda Ciraaq iyo mid kasoo jeeda Suuriya ayaana looga shakiyay in dilka ka danbeeyaan sida warbaahinta dalkaasi shaaciyeen.

dadkan oo kasoo jeeda imaatinka qaxootiga dalkaasi ayaa weerar ku qaaday dadka ay u arkaan qaxootiga dalkaasi ku sugan iyagoo ku weraray bartamaha Chemnitz .

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here