Home News in English Xisbiga Sverigedemokraterna oo ku dhawaaqay joojinta Qaxootiga ka imaanaya Dalalka kale..

Xisbiga Sverigedemokraterna oo ku dhawaaqay joojinta Qaxootiga ka imaanaya Dalalka kale..

2

Xisbiga Sverigedemokraterna ee ku caanbaxay dhanka cunsuruga ayaa ku dhawaaqay go.an adag kaasi oo saameyn ku yeelanaya dhanka qaxootiga dalka imaanaya.

Sharciga ama go.anka ayaa quseeya Qaxootiga laga soo qaado dalalka kale ee yimaada Dalka Sweden kuwaasi oo hay.ada UNHCR ay kasoo xusho wadamada kale ee dhibaatada ka jirto.

Afayeenka Xisbiga ee dhanka Socdaalka Paula Biele ayaa sheegay in Sweden ay jirto xaalad aan wanaagsaneen qaasatan dhanka daryeelka iyo nabadgalyada.

Waxa uu afayeenka intaasi ku daray in Sweden u baahneyn qaxooti ay xiligan qaabisho isla markana loo baahanyahay joojinta ”kvotflyktingar”  oo ah dadka loo arko in ay u baahanyihiin difaac qaas ah.

Dalka Sweden ayaa sanadkan oo kaliya qaabilay qaxooti gaaraya 5000 kun oo qaxooti kuwaasi oo laga soo qaaday dibada waxana heshiiskasi gaaray dowlada iyo xisbiyada is baheystay,

Somaliska Stockholm

AD

2 COMMENTS

  1. Asc doorashada waxaa ka hartay kaliya maalmo marka waxan jeclaan laha maalin walbo iyo saacad walbo in aad soo qor taan halkey wax marayan iyo qiyaas ahaan side wax usocdaan ama side wax u dhici doonan, taas aya muhiim ah.

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here