Home Wararka Maanta Tensta xalay oo Dab la qabadsiiyay labo Xafiisyo oo dowlada leedahay

Tensta xalay oo Dab la qabadsiiyay labo Xafiisyo oo dowlada leedahay

0

habeenkii xalay waxaa dab la qabadsiiyay labo xafiisyo kuwaasi oo dab la dhexdhigay sida uu sheegay booliska.

abaaro 02.35 ee xalay saqdii dhexe ayaa taahir la gubay lagu tuuray xafiiska qaranka ee Tensta hase yeeshee dabka taahirka ayaa la damiyay inta uusan u gudbin dhanka dhismaha oo idil.’

20 daqiiqo kadib ayaa markale mid kamid ah xafiisyada dhanka maamulka ee tensta halkaasi oo qof kale ku tuuray taahir gubanaya.

Fredrik Nyhlén oo u hadlay dhanka booliska ayaa sheegay in taahir uu qasaaro soo gaarsiiyay dhismaha waxana uu halis ugu jiray in uu fido dabka.

Booliska ayaa dhanka kale sheegay in ay wadaan baritaan ku aadan sida uu u dhacay labada weerar ee lagu beegsaday xaruumahaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here