Home Wararka Finland Talafashinka Norway oo Baahiyay Tirada ilaa hada laga gaaray go.anka Sharci celinta...

Talafashinka Norway oo Baahiyay Tirada ilaa hada laga gaaray go.anka Sharci celinta Dalkasi..

0

iyadoo dood adag ay ka taagantahay sharci cusub oo lagu eegayo go.anka Hay.ada laanta socdaalka norway ee UDI kasoo saartay dib u geegida 1400 oo soomaali ah ayaa talafashinka dowlada norway dhankiisa websiteka waxa uu baahiyay tirada rasmiga ee ilaa hada go.anka laga qaatay.

Talafashinka NRK ee ku hadla afka dowlada ayaa sheegay in ilaa hada go.an laga gaaray ku dhawaad 200 kuwaasi oo dib loo eegay xaaladooda waxana 41 qof oo kamid ah dadkaasi loo sheegay in dalkooda ku laaban karaan.

mudada lasoo saaray go.anka waxaa laga joogaa sanad waxana harsan 1200 qof oo dheeraad ah taasi oo muujineysa in hay.ada ay dhibaato ku tahay go.an ka garista dadkaasi.

Mid kamid ah Qareenada dalkaasi oo lagu magacaabo Brynulf ayaa sheegay in Norway aysan celin karin qof somali ah isla markana sii joogidoonaan dalka iyagoo sharci la.aan ah.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here