Home Wararka Maanta Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay caasimada labaad Gotenborg ee Dalka Sweden

Wiil dhalinyaro ah oo lagu toogtay caasimada labaad Gotenborg ee Dalka Sweden

1

sida warbaahinta shaacisay wiil dhaliyaro ah ayaa lagu toogtay caasimada labaad ee dalka sweden Gotenborg sida uu ku waramayo joornalka Aftonpladet.

Toogashada ayaa ka dhacday irida hore ee Länsmansgården ee xaafada Hisingen ee Gotenborg.

Abaaro 17.05 ee galabnimo ayuu booliska soo gaaray digniin muujineysa in qof la toogtay waxana goobta loogu tagay wiilka dhaawaca kaasi oo la dhigay isbitaalka.

booliska oo goobta gaaray ayaa ka hadlay dhacdada waxayna sheegeen in uu bilowday baaritaan inkastoo aan la sheegin nuuca dhaawac ee gaaray qofka la toogtay.

Jens Christensen. ayaa intaasi ku daray in weerarka uu ahaa mid isku day dil ah iyadoo boolis badan goobta lagu soo daadiyay kuwaasi oo wada baaritaan xoogan.

Somaliska Gotenborg

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here