Home News in English Sidee ayaa ku codeen karaa Doorashada Sweden ee bilaabatay..

Sidee ayaa ku codeen karaa Doorashada Sweden ee bilaabatay..

0

Sida horay loo shaaciyay doorashada Sweden ayaa bilaabaneysa 9 semtemper hase yeeshee shalay ayaa si toos ah loo sii bilaabay doorashada.

Hadii aad dooneyso in aad codkaaga dhiibato waxaa sameen kartaa in aad codkaaga sii codeyso iyadoo aadan sugeenin 9 ka bisha danbe.

Goob kasta oo dalka kamid ah ayaa codkaga ka dhiiban kartaa gaar ahaan Degmada aad ku sugan tahay markaasi.

Sidee ayaa ku codeen kartaa.

Si aad u codeeso waxaa booqan kartaa beejka lagu magacaabo Val.se halkaasi oo aad ka arki karto goobta kuugu dhow ee codkaga ku dhiiban karto.

Waxyaabaha lagaaga baahan yahay si aad codkaaga u dhiibato waxaa kamid ah Kaarka Codeenta iyo Kaarka Aqoonsiga Dalka.

Wixii ku soo kordha lasoco qaabka doorashada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here