Home Wararka Maanta Dadka ku sugan Lidköping waa in ay iska karkariyaan biyaha ay isticmaalayaan..

Dadka ku sugan Lidköping waa in ay iska karkariyaan biyaha ay isticmaalayaan..

0

dadka ku sugan Magaalada  Lidköping waa in ay iska kar kariyaan biyaha ay isticmaalayan sida uu shaaciyay maamulka deegaanka.

karinta biyaha ayaa timid kadib markii lagu arkay Bectria ku dhex dhalatay biyahaasi taasi oo helis ah.

Dadka badankooda ayaa bilaabay in ay kariyaan biyaha si ay kaga dhimatay bectriyada ku dilaacday.

sida lagu sheegay qoraalka bectriyad ayaa gashay biyaha deegaanka waxana maamulka deegaanka uu bilaabay in bulshada ku sugan halkaasi iska ilaaliyiin halista bectriyada oo aan la aqoon nuuca ay tahay.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here