Home Wararka Maanta Digniin Kooxda Naziyinta oo Banaanbax dhigaya Maalinta Sabtida..

Digniin Kooxda Naziyinta oo Banaanbax dhigaya Maalinta Sabtida..

0

Sida lagu wado kooxda naaziyiinta ee lagu magacaabo NMR ayaa dhigaya banaanbax maalinta sabtida ee nagu soo wajahan.

Kooxda ayaa la siiyay ogolaansho muujinaya in ay banaanbax ku dhigan karaan caasimada Stockholm waxana laga cabsi qabaa in ay dhacaan isku dhacyo.

isku dhacyada ayaa imaan kara madama kooxaha kale ee bidixda fog ay isla maalintan dhigayaan banaanbaxyo kale kuwaasi oo ka dhacaya caasimada stockholm.

Kooxda Naziyinta ayaa banaanbaxooda waxay ku dhigi rabaan Kungsholmen. halka kuwa kale ay ku dhigi rabaan Norra Bantorget.

” waa in aan isku diyaarinaa wax walbo waxaa dhici karta kuwa isticmaala xoog waxaa sidaasi sheegay Carolina Paasikivi  oo booliska u hadlay.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here