Home Wararka Maanta Sweden Dadka ku sugan Dalka Dibadiisa oo bilaabay Codeynta Doorashada..

Sweden Dadka ku sugan Dalka Dibadiisa oo bilaabay Codeynta Doorashada..

0

waxaa si rasmi ah u bilaabaneysa 9 bisha Semtemper doorashada Barlamaanka Dalka sweden oo ay codkooda dhiibanayaan muwaadiniinta reer Sweden.

Dad badan oo ku sugan dalka dibadiisa ayaa sanadkan ka qeyb qaadanaya doorashada ka bilaabaneysa dalka halka qaarkood ay durba u bilaabatay codeynta.

ilaa 248 safaaradood ayaa laga codeen karaa waxaana ku jira qusulo ay sweden ku leedahay wadamada qaarkood kuwaasi oo dadka codkooda ka dhiiban karaan.

doorashadii u danbeesay ilaa 32 boqolkii ayaa laga codeeyay dalka dibadiisa taasi oo muujineysa in doorashada dibada ay saameyn xoogan leedahay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here