Home Wararka Maanta Sweden Mobilkaga hore ee Qadiimiga oo lacag aad ku heleyso..

Sweden Mobilkaga hore ee Qadiimiga oo lacag aad ku heleyso..

0

Sweden oo kamid ah wadamada Qaarada Yurub ayaa lacag waxaa lagu helaa Caagadaha la tuuray iyo sidoo kale biraha la isticmaalay.

Lacagta laga helo ayaana ku xiran tirada Caagadaha aad aruurisay waxana arintaasi ay u feecantahay dhanka Deegaanka.

Xisbiga Hogaanka talada dalka haya ayaa soo jeediyay Hindise sharciyeed dhigaya in lacag lagu helo Qalabka Mobileka kuwaasi oo biro ay ku jiraan.

Xisbiga Socialdemokraterna ayaa aaminsan in biraha ku jira Mobilka aan la tuurin isla markana dib loo isticmaalo taasi oo qofka ku heli karo lacag

Ã…sa Westlund oo ka tirsan Xisbiga ayaa sidaasi warbaahinta u sheegtay waxana ay ku dartay in Deegaanka uu u feecanyahay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here