Home News in English Dowlada Norway oo Shaacisay Waqtiga uu Bilaabanayo Aqoonsiga Basaboorka Somaliya..

Dowlada Norway oo Shaacisay Waqtiga uu Bilaabanayo Aqoonsiga Basaboorka Somaliya..

0

Kadib markii Dowlada Somaliya iyo Dowlada Norway ay ka hadleen Aqoonsiga Basaboorka Somaliga waxay arintaasi fududeysay in Basaboorka Somaliya laga aqoonsado dhanka Norway.

Hay.ada Laanta Socdaalka Norway oo marka Magaceeda lasoo gaabiyo loo yaqaano UDI ayaa shaacisay waqtiga uu bilaabanayo aqoonsiga Basaboorka Somaliga.

Hay.ada ayaa sheegtay in Bisha Aguest Kowdeeda wixii ka danbeeyo ay si toos ah u bilaabaneyso aqoonsiga Basaboorka Somaliya iyo Qabashadiisa

Sidoo kale hay.ada ayaa intaasi ku dartay in Basaboorka Somaliga ay qaadan karaan dadka ku sugan Norway halka ay soo galikaraan Dadka Visaha ku helay Basaboorkaasi ee Dalka u baahan.

UDI ayaa intaasi waxay sii raacisay in ay Qiimeyn ku sameendoonaan Natiijada kasoo baxda Aqoonsiga Basaboorka Somaliga isla markana ay soo gudbindoonaan dhawaan.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here