Home News in English Si aad u Hesho Basaboorka Norway Imisa Su.al ayaa ka Jawaabeysaa si...

Si aad u Hesho Basaboorka Norway Imisa Su.al ayaa ka Jawaabeysaa si waajib ah..

0

Tan iyo markii ay Xumaatay Xaalada Qaxootiga Dalka Norway isla markana ay soo baxeen Sharciyada Cusub waxaa Sharciyada kamid ah Su.aalo lagu waydiinayo si aad u hesho Basaboorka Norway.

Sanadkii 2017 ayaana Dowlada soo saartay Sharcigaasi oo dhigaya in lagu waydiiyo Ku dhawaad 32 su.al oo la xiriir dhanka Shaqsiyadada iyo qaabka Wadanka ugu qabsatay.

Si aad u hesho Basaboorka waxaa qasab ah in aad ka jawaabto 24 su.al oo kamid ah 32 su.al ee lagu waydiinayo.

Su.alaha lagu waydiinayo waxaa kamid ah Kuwa Luuqada la xiriira in aad baratay iyo kuwa dhaqanka Dalka La xiriira dad badan ayaana ku adkaatay in ay ka jawaabaan.

Boqolkii 30% dadka soo galootiga ayaana Basaboorka helin sababo la xiriiro su.alaha taasi oo laga deerinayo.

Somaliska Oslo

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here