Home Wararka Maanta Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali..

Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali..

0

Sweden in ka badan 50 Meel ee keynta ah oo Gubaneysa Wali..

Kuleel daran ee ka jira Dalka Sweden waxaa dab xoog leh uu ka kacay qeybo kamid ah Gobolada Dalka Sweden.

Ilaa 50 meel ayuu hada dabka ka kacay waxaana meelahaasi ka qaxay dadka daganaa kadib digniin loo diray in dabka uu soo gaaro guryahooda.

Meelaha aadka u gubaneysa waxaa kamid ah kenta Ängra ee u dhow Ljusdal waxaana si qasab ah looga qaxay guryaha iyadoo laga cabsi qabo dabka.

Torbjörn Wannqvist oo kamid ah waaxda dab damiska ee Ljusdal ayaa sheegay in aysan xakameyn karin awooda dabka ee fidaya.

Ku dhawaad 450 qof oo dab damiye ah ayaa la tacaalaya dabka xoogan ee wali kasii socda Gobolka Jämtland.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here