Home Wararka Maanta Sweden Wiil dhalin yaro ah oo lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Mälmo..

Sweden Wiil dhalin yaro ah oo lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Mälmo..

0

Wiil dhalin yaro ah ayaa lagu dilay Caasimada Sadaxaad ee Wadanka Sweden kaasi oo u dhintay toogasho loo geestay.

Weerarka ayaa ka dhacay Nawaaxiga Rosengård halkaasi oo laga maqlay rasaas kala duwan.

Qofka la toogtay ayaa lagu sheegay 20 sano jir waxana goobta loogu tagay meydkiisa kadib markii dadka deegaanka ku wargaliyeen Booliska.

Booliska ayaana wali dhacdadaasi u qaban qof waxana uu weerarka dhacay iyadoo dhoor weerar oo kale ay ka dhaceen magaalada.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here