Home News in English Laanta Socdaalka Sweden oo Shaacisay Tirada Dadka helay Pasaborka Muwaadinimo iyo Wadanka...

Laanta Socdaalka Sweden oo Shaacisay Tirada Dadka helay Pasaborka Muwaadinimo iyo Wadanka ugu badan..

0

Hay.ada laanta Socdaalka Sweden ayaa shaacisay Tirada Qaxootiga kuwaasi oo helay Basaborka weyn ee Muwaadinimada iyo wadamada ugu horeeya.

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket ayaa sheegtay in ku dhawaad 25,000 kun oo qof ay heleen Basaborka weenka ee loo yaqaano (medborgare) kuwasi oo dhameestay mudada loogu tala galay in Dalka joogaan.

Qaxootiga Suuriya ayaa ugu horeeya Qaxootiga ugu badan ee sanadkan qaatay qaxootiga waxaana ku xiga wadanka Somaliya oo kaalinta sadaxaad ku jira sida uu sheegay Per Ek oo u hadlay laanta Socdaalka.

Dadka kasoo jeeda Somaliya ee helay Basaborka ayaa lagu sheegay Qaxootigii soo cararay xiligii Ciidanka Itoobiya ay joogeen Somaliya gaar ahaan sanadkii 2007.

Akhriso Qaabka Wadamada u kala horeeyaan.

 

2018 ( ilaa 31 May)

1. Syria – 4 136
2. Stateless – 3 158
3. Somalia – 2 851
4. Iraq – 967
5. Afghanistan – 757
6. Iran – 709
7. Poland – 695
8. Thailand – 693
9. Eritrea – 647
10. United Kingdom – 583

2017

1.Syria – 8 031
2.Somalia – 6 948
3. Stateless – 6 012
4. Iraq – 2 690
5. Afghanistan – 2 169
6.Thailand – 2,064
7. Poland – 1 598
8. Iran – 1 550
9. Eritrea – 1 301
10. Turkey – 1 221

2016

1.Somalia – 7 988
2. Syria – 4 098
3. Stateless – 3 624
4. Iraq – 2 939
5. Thailand – 2 180
6. Afghanistan – 2 103
7. Poland – 2 006
8. Iran -1 232
9. Eritrea – 1,068
10. Turkey – 1 063

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here