Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka Hadlay Kooxaha Naziyinta iyo Dimuquradiyada..

Raisal Wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo ka Hadlay Kooxaha Naziyinta iyo Dimuquradiyada..

0

Raisal Wasaaraha Dalka Sweden ahna Hogaamiyaha Xisbiga socialdemokraterna ayaa ka hadlay dhoor arimood kadib qubad uu ka jeediyay Gudaha Magaalada Almedalen isagoo kaga hadlay dhoor arimood.

Stefan Lövfen ayaa ka hadlay Kooxaha Naziyinta ee ka jira Halkaasi kuwaasi oo dhibaato cabsi galin ku sameeyay Dadka ku sugam Magaaladaasi.

Waxa uu sheegay in isaga ahaan ka xanaajiyiin falalka ay ku dhaqmayaan kooxahan waxana uu balan qaaday in uu joojindoono kooxahaasi Naziyinta ah.

Stefan ayaa balan qaaday in uu sameendoono sharci lagu joojinayo Kooxahaasi isagoo tusale u soo qaatay sida sweden aheyd 100 sano kahor.

Dhanka kale ayuu ka hadlay balan qaadka xukuumadiisa hadii la doorto xisbigiisa sida daryeelka Caafimaafka kordhinta Booliska iyo waliba helista Macalimiin feecan oo dhanka Waxbarashada ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here