Home Wararka Maanta Sawiro Sadax Qof oo Tareen ku jiiray Koonfurta Caasimada London..

Sawiro Sadax Qof oo Tareen ku jiiray Koonfurta Caasimada London..

0

Boliska Gaadiidka xamuulkaee dalkaasi ayaa sheegay inay dadkaasi ku geereiyoodeen shil maanta ka dhacay Is-goyska mashquulka badan ee ay Tareenadda maraan ee  Loughborough, kuna dhow Brixton.

Hadal-qoraal oo uu soo saaray Gary Richardson oo ka tirsan  Boliska British Transport ayaa sheegay inay Kooxdiisa hataan ku hawlan tahay sidi iay u fahmi lahaayeen waxa dhacay iyo sida ay dadkaasi naftooda ugu waayeen Tareenka.

Abaarihii 06:30 daqiiqo ee Xilliga GMT ee saakayto ayaa la sheegay inay 3-da qof ku geeriyoodeen isla goobta uu shilku ka dhacay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here