Home Wararka Maanta Dab Xoogan oo ka dhashay Kuleelka Sweden iyo Girileesiga oo digniin laga...

Dab Xoogan oo ka dhashay Kuleelka Sweden iyo Girileesiga oo digniin laga soo saray..

0

Somaliska 12 May = gudaha Dalka Sweden qeybo kamid ah waxaa ka dhashay Dab kaasi oo si iskiisa u bilowday.

Dhalashada Dabka ayaa keentay Kuleelka Daran ee ka jira Dalka waxaana dabka uu kusii fidayaa qeebo kale oo cusub.

Gobolka Värmland waxa uu dabka ka dhashay labo qeebood isagoo gubay Garoomo kubada lagu ciyaaro waxana lagu soo waramayaa dabka xoogiisa in ii ka bilowday Nawaaxiga Caasimada .Kristinehamn.

Dhanka Dowlada Qeybteeda dicaafa iyo kahortaga Bulshada ayaa ka digtay Dabka lagi shidanayo guriga Banaankiisa iyo sidoo kale Girileesiga.

Sweden ayaa ka codsatay midowga Yurub caawin ku aadan dabka ka kacay dhulka kenta ah waxana labo diyaaradood u soo diray Dalka Taliyaaniga kuwaasi oo bilaabay hawlgalkooda.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here