Home Wararka Maanta Caasimada Götenborg Iskuul loo xiray Kuleel dartii iyadoo ardayda loo sheegay..

Caasimada Götenborg Iskuul loo xiray Kuleel dartii iyadoo ardayda loo sheegay..

0

Iyadoo lagu jiro xiliga kuleelaha waxaa qeybo kamid ah wadanka Sweden laga dareemayaa kuleel daran kaasi oo sameyn ku yeeshay dhanka waxbarashada.

Mid kamid ah iskulada Götenborg ayaa waalidka lagu wargaliyay in caruurtooda ceshtaan madama uu iskuulka ka jiro kuleel daran.

Bräckeskolan oo ah iskuulka u xirmay kuleelka dartii ayaa fasalada dhexdiisa waxa uu kuleelka uu gaaray 32 digrii.

Heerka kuleelka ayaa keentay in ardayda iyo Macalimiinta Xamiliwayaan kuleelkaasi iyadoo macalinta la fasaxay.

Sweden ayaa ah wadamada ay dadka adagtahay in ay xamilaan kuleelka halka xiliga qabowgana ay ku adagtahay heerka qabowga uu gaaro.

Somaliska Götenborg

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here