Home Wararka Maanta Xisbiga miljopartiet oo Markale dib u doortay Hogaamiyaasha Xisbiga..

Xisbiga miljopartiet oo Markale dib u doortay Hogaamiyaasha Xisbiga..

0

dhamaadka isbuucaan waxaa kulamay xisbiga Miljopartiet kaasi oo yeeshay kulan weyn oo ka dhacay Caasimada Västerås.

Kulanka ayaa looga hadlay dhoor arimood oo quseeya xisbiga waxana sidoo kale lagu doortay labada hogaamiyaha ee xisbiga hogaaminaya.

Isabella Lövin iyo Gustav Fridolin ayaa markale loo doortay hogaamiyaasha xisbiga kuwaasi oo sii wadandoona hogaamintooda sanadkan.

labada hogaamiye ayaa soo jeediyay dhoor qorshe oo ku jiraan sidii loo yareen lahaa wasaqda biyada bada iyo sidoo kale waxyaabaha dabiiciga.

Xisbiga ayaa dhanka kale soo jeediyay lacag canshuur dheeraad ah in laga qaado shirkada isticmaalaya caagadaha laga sameeyay balastikada sida mindiyaha iyo qaadooyinka laga sameeyay caaga kuwaasi oo deegaanka u feecneen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here