Home Wararka Maanta Sweden Waxaa ka dhacay 300 boqol oo toogasho Sanadkii hore waxaa ugu...

Sweden Waxaa ka dhacay 300 boqol oo toogasho Sanadkii hore waxaa ugu badan Caasimada..

0

Sanadihii u danbeeyay waxaa soo badanayay weerarada u dhaxeeya kooxaha gangiska ee ku sugan dalka sweden.

kooxaha ayaa dhexdooda isku sameeya toogasho marka uu khilaaf dhexmaro waxana arintaasi keentay in 300 oo toogasho ka dhacdo sweden sanadkii u danbeeyay.

Toogashooyinka ka dhacay sweden ayaa badankooda waxay ka dhaceen Caasimadaha Stockholm iyo Malmo kuwaasi oo noqday labada caasimada ee ugu badan.

Sanadkan aan ku jirno waxaa Stockholm ka dhacay 33 toogasho waana tiradii ugu yareyd tan iyo 2014.

Booliska Sweden ayaa dhankiisa waxa uu sheegay in ay soo hagaageyso xaalada isla markana istaajiyeen tirada hubka ay isticmaalaan kooxaha gangiska.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here