Home Wararka Maanta Booliska Sweden oo ka hadlay Go.anka Aadaanka loogu ogolaaday Masjid ku yaalla...

Booliska Sweden oo ka hadlay Go.anka Aadaanka loogu ogolaaday Masjid ku yaalla Magaalada Växjö..

0

Hay.ada booliska Sweden ayaa ka hadashey go.an la xiriira Booliska oo ogolaaday aadaanka in banaanka uga soo baxo masaajidyada ku yaalla Magaalada Växjö.

Shirka jaraa.id ayaa booliska lagu waydiiyay su,alo la xiriira sababa keenay in masaajidka loo ogolaado aadaanka,

Klas Werme oo u hadlay booliska ayaa sheegay in arinta aadanka looga eegay dhinacyo badan oo ka mid tahay saameynta uu yeelan karo.

waxa uu sheegay in aadanka salaada uu gaarayo cabir loogu tala galay oo ah 45 decibel. tusaale ahaan codka marka la hadlayo ayaa loogu tala gala galay 60 decibel. lakin 45 wax dhib ah makeeneyso.

ururka muslimiinta ee magaalada ayaa soo dhaweeyay halka hal xisbi uu kasoo horjeestay arintaasi¨.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here