Home Wararka Maanta Akhriso Xisbiga Socialdemokraterna Qofkii diidmo helo 8 sano ha sugo si dacwad...

Akhriso Xisbiga Socialdemokraterna Qofkii diidmo helo 8 sano ha sugo si dacwad kale loogu furo..

0

Waxaa maanta go.ano adag oo dhanka siyaasada qaxootiga soo bandhigay xisbiga Socialdemokraterna kaasi oo looga bartay horay mid ka duwan go.anada xisbiyada kale.

Raisal wasaaraha Sweden Stefan iyo wasiirka socdaalka dalka ayaa si wada jir ah shir jaraa.id ugu soo bandhigay qorshaha cusub ee xisbiga.

Arimaha ugu weyn waxaa kamid ah in qofka diidmada heesto uu markale dalka iska dhiibi karo mudo 8 sano ah kadib iyo in qofka sharciga loo diido dalka laga musaafiriyo.

xisbiyada qaarkood ayaa soo dhaweeyay qorshaha xisbiga Socialdemokraterna ee dhanka soo galooytiga.

Wararka oo faahfaasan waxaa ku socota qormo lasoco.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here