Home News in English Sweden oo Go.an kasoo saartay Sharciga Xuduudaha ay kaga xirtay Qaxootiga Dalkeeda...

Sweden oo Go.an kasoo saartay Sharciga Xuduudaha ay kaga xirtay Qaxootiga Dalkeeda imaanaya..

0

Dowlada Sweden oo sanadkii 2015 xirtay Xaduudaheeda ayaa hada soo saartay go.an kale oo ku aadan xaduudaha Xiran.

Sweden ayaa sheegtay in Xaduudaheeda ay xirnaandoonaan isla markana aan la furidoonin Xaduudaha dariska la ah Wadamada Germalka iyo Denmark.

Go.anka ayaa yimid kadib markii Wadamada midowga Yurub ay shaaciyeen in la furay Xaduudaha yurub kadib kulan ay yeesheen.

” Waxaan Rabnaa in aan sugno amaanka Dalka Sweden isla markana Sweden ay noqoto wadan Nabad ah” Morgan Johansson ayaa sidaasi u sheegay Raadiyaha Dowlada.

go.anka Sweden ay gaartay Sanadkii 2015 ayaa yimid kadib markii qaxooti badan ay soo gaareen kuwaasi oo kasoo galay Germalka iyo Denmark waxana xiligaasi lasoo saaray sharci dhigaya in sharciga la waydiiyo dadka kasoo galaya labadaasi dal.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here