Home Wararka Maanta Duulimaadka Diyaaradaha ee Garoomada Stockholm iyo Bromma oo la hakinayo maanta..

Duulimaadka Diyaaradaha ee Garoomada Stockholm iyo Bromma oo la hakinayo maanta..

0

Maanta oo Sabti ah waxaa la sugayaa Amaanka Guud ee Caasimada Stockholm oo la filayo in lagu qabto  Xusas ku aadan dhibaatadii dhacday.

Duulimaadyada la hakiyay waxaa kamid ah kuwa Stockholm iyo Bromma laga bilaabo 11:00 Am ilaa 17:00 pm ee galabta iyadoo la sugayo amaanka Goobaha lagu sameenayo Xuska.

Duulimaadka la hakinayo waxaa kamid ah diyaaradaha Ciidanka kuwa Ambalaska iyo kuwa duulimaadka ee Gudaha.

Matts Eriksson oo u hadlay booliska ayaa sheegay in inta lagu guda jiro Xuska dhacdadii ka dhacday Bartamaha Sweden sare loo qaadidoono Amaanka.

Bishii April ee Sanadkii hore ayay aheyd markii la dilay 5 ruux halka la dhaawacay tiro kale kadib markii la jiirsiiyay Gaari Xamuul ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here