Home Wararka Maanta Magaalada Malmö Labo toogasho oo ka dhacday Xaafada..

Magaalada Malmö Labo toogasho oo ka dhacday Xaafada..

0

Maalinta isniinta ee shalay waxaa Magaalada Malmö laga maqlay rasaas u muuqata toogasho taasi labo mar laga maqlay Magaalada.

Toogashada 1 aad ayaa dhacday abaaro 17:15 Xiliga Sweden waxana markaasi la toogtay wiil dhalinyaro oo 21 sano jir ah.

21 sano jirkan ayaana loo qaaday isbitaalka kadib markii booliska ay  u ogolaadeen waxana laga toogtay lugaha.

Goobta uu falka ka dhacay ayaa ah Nawaaxiga Rosengård ee Caasimada Malmö sida Booliska shaaciyeen.

Isla Xalay abaaro 21.40 pm ayaa markale waxaa rasaas xoogan laga maqlay Nawaaxigaasi Booliska ayaa goobta ka sameeyay baritaan inkastoo aysan cidna waxba ku noqon rasaasta

Madaxa Booliska Calle Persson ayaa sheegay in Cidna waxba ku noqon toogashada danbe isla markana wadaan baaritaan ku aadan labada weerar ee dhacay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here