Home Wararka Maanta Xalay oo Saacada Sweden lagu kordhiyay Hal Saac Xiliga Saamarka..

Xalay oo Saacada Sweden lagu kordhiyay Hal Saac Xiliga Saamarka..

0

Habeenkii xalay ayaa la badalay Saacada Sweden taasi oo lagu kordhiyay 1 Saac Waqtigii hore.

Saacada la kordhiyay ayaa ku aadan xiliga Saamarka oo bilowday waxana durba maanta laga dareemay guud ahaan Dalka Sweden.

Waxaa dhanka kale isbadalay Waqtiga Salaada ee Sweden ee Gobolada qaar taasi oo saameyn ku yeelatay saacada xalay la badalay.

Waqti walbo oo ay kala wareegayaan Saamarka iyo Fintarka Wadamada Yurub ayaa saacadaha lagu daraa halka kuwa kale laga dhimo marka la eego guud ahaan qaarada yurub.

somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here