Home Wararka Maanta Dowlada Norway oo Mamnuuceysa indho-shareerka lagu dhigto goobaha Waxbarashada..

Dowlada Norway oo Mamnuuceysa indho-shareerka lagu dhigto goobaha Waxbarashada..

0

Dowlada Norway ayaa wada shari dhigaya in aan goobaha waxbarashada lagu dhigan karin indho-shareerka.

Qorshahan ama Hinsidahan ayaa dowlada go.ankeeda soo saartay waxana la filayaa maanta in la shaaciyo.

ilaa sadax wasiir oo kamid ah Dowlada Norway ayaa la filayaa in shir jaraa.id ay ku sheegaan mamnuucida indho-shareerka ee goobaha Waxbarashada.

Wasiirada Sharcigan u soo bandhidoona Shacabka Norway ayaa lagu sheegay Wasiirka Waxbarshada Sare iyo Cilmibaarista iyo Wasiirka Maaliyada iyo Wasiirka Waxbarshada iyo isdhexgalka.

inkastoo Dowlad ay hada soo bandhigtay hada waxay ku dhawaaqday sanadkii hore bishii july in sharcigan ay soo bandhigeyso.

Dadka uu saameenayo waxaa kamid ah Muslimiinta kuwa waxbarta iyo kuwa macalimiinta ka ah goobha iskuulada, jaamacaha iyo wali xaruumaha xanaanada caruurta.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here