Home Wararka Maanta Sweden oo loo jeediyay Eedeyn ku aadan Qaabka ay ula dhaqantay Caruurta

Sweden oo loo jeediyay Eedeyn ku aadan Qaabka ay ula dhaqantay Caruurta

0

Hay.adaha Qaramada Midoobe u qaabilsan Caruurta ee UNICEF ayaa sheegtay in Dalka sweden uu caruurta ula dhaqmay qaab ka duwan sida caalamiga.

Christina Heilborn oo u hadashey Unicef ayaa sheegtay in Xeerar badan iyo Warqado badan oo qaab sax ah u qoran ay adagtahay in la filiyo.

ku dhawaad 31 milyan oo caruur ah ayaa ku qaxay dunida caalamka Waxana 8500 kamid ah ay iska dhiibeen Dalka sweden.

Unicef ayaana intaasi ku dartay in Caruurta Dalka sweden iska dhiibay aysan helin xuquuqdooda ku aadan magangalyadooda xiliga qaabilaada.

Waxaa kaloo hay.ada intaasi ku dartay in caruurta aan lala hadlin xiliga ay socdaan kiiskooda magangaldoonka.

Sweden ayaa dhanka kale lagu amaanay qaabka wanaagsan ay dhalaanka u siisay xaquuqda ku aadan dhanka waxbarashada iyo waliba mida caafimaadka taasi oo kala simanyihiin kuwa heesta sharciga dalka.

Somaliska Stockhom

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here