Home Wararka Maanta War Deg Deg Ah Wasiirka Cadaalada Norway Sylvi Listhaug oo iscasishay goor...

War Deg Deg Ah Wasiirka Cadaalada Norway Sylvi Listhaug oo iscasishay goor dhow..

0

Maanta oo talaado ah ayaa lagu waday in Barlamaanka Dalkan Norway uu ka doodo dood xoogan oo ka Dhalaty sawir ay wasiirada Cadaalada soo dhigtay Barteeda Facebook.

Barlamaanka ayaana ka doodi lahaa in Codka kalsoonida la siiyo Wasiirada iyo in Xilka Laga Qaado waxaana kulanka Kahor isku raacay Badi Xisbiyada Dalka.

Sylvi Listhaug ayaa Daqiiqado kahor waxay qabatay Shir Jaraa.id oo kadis ah waxaana ay markale Raaligalin ka Bixisay sawirka ay soo dhigtay Facebook-ga iyadoo intaasi kadib ku dhawaaqday iscasilaadeeda.

Sababta ugu weyn ee iscasilaada ayay ku sheegtay in ay ilaalineyso Sharafta Xisbigeeda ay ka tirsantahay.

Wasiirada iscasishay ayaa sheegtay in ay dareemeyso in aysan jirin Xuriyada Hadalka Iyo in Qofka uu soo bandhigo Farkiisa waxa warbaahinta Somaliska Shalay baahisay in Xukuumada dhisan xiliga.

Musiibada ka dhalatay Sawirka lasoo dhigay Barta Facebook-ga ayaa gaartay in Raisal wasaaraha Dalka ay ku hanjabto Casilaad.

Somaliska Norway

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here