Home News in English Xaafada Kista ee Waqooyiga Stockholm oo lagu toogtay labo Qof.

Xaafada Kista ee Waqooyiga Stockholm oo lagu toogtay labo Qof.

0

siday ay sheegeen booliska magaalada Stockholm waxaa xaafada Kista ee ku taalla waqooyiga bari ee Stockholm lagu toogtay labo Qof.

Abaaro 21:25 ee xalay ayaa booliska magaalada waxa soo gaaray in ay toogasho ka dhacday Xaafada Kista taasi oo lagu dhaawacay labo qof kuwaasi oo loo qaaday dhanka isbitaalka.

” ilaa hada ma jirto qof loo xiray weerarka wali waxaan ku suganahay goobta uu ka dhacay weerarka ” sidaasi waxaa sheegay madaxa afayeenka booliska ee Stockholm ”  Mats Eriksson.

toogashada ayaa lagu qeexay isku day dil sida ay booliska kasoo xigteen dad ku sugnaa goob Maqaaxi laga cuno Hambugrka oo weerarka ka dhacay.

toogashada ka dhacday Xaafada Kista ayaa ku soo aadeysa iyadoo dhawaan dhoor dilal ay ka dhaceen magaalada Göteborg ee Caasimada labaad ee sweden taasi oo ilaa hada loo soo qaban wax dad ah.

somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here