Home Wararka Denmark Denmark Haweynka Somalida ku nool oo la sheegay in aysan luuqada garaneyn..

Denmark Haweynka Somalida ku nool oo la sheegay in aysan luuqada garaneyn..

0

Qaar ka mid ah dumarka Soomaalida Denmark, ayaa la sheegay ineey qabeen xaflad ay ugu dabaal dagayeen urur ay leeyihiin sanad guuradiisa.

Telefeyshinka dalkaas ayaa weriye ka tirsan joogay goobta. Waxaana barnaamij uu ka diyaariyey warbixin ku saabsan kulankaas oo uu sheegay in haweenkii halkaasi iskugu yimid intooda badankooda ay joogeen dalkaasi  ku dhawaad labbaatan sanno. Balse uu farta ku fiiqay in eysan garaneyn  afka deenish-ka ama eeysan baran iska daa jaamacado ay aadaane.

Dhacdadan ayaa hadda noqotay mida loogu hadal heyn badan yahay baraha bulshadda. Loona arko ceeb dad muddo intaas la eg dalka joogay oo loo tarjumayo afka.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here