Home Wararka Maanta Nyköping nin xubintiisa taranka Facebook-ga ugu diray Siyaasiyad Barlamaanka ka tirsan oo...

Nyköping nin xubintiisa taranka Facebook-ga ugu diray Siyaasiyad Barlamaanka ka tirsan oo la ganaaxay..

0

waxaa jira dhacdooyin badan kuwaasi oo mararka qaar layaab ah waxana mid kamid ah soo qaatay websiteka thelocalsweden kaasi oo sheegay in haweeney ka tirsan barlamaanka Sweden loo diray sawir xubinta taranka.

ninkii iska lahaa sawirka ayaa sheegay in uu yahay qofka iska leh sawirkaasi ku sawirnaa xubintiisa hase yeeshee waxa uu meesha ka saaray in uu u diray haweneydaasi ka tirsan barlamaanka.

Maxkamada ku taalla Nyköping oo dacwada dhagesatay ayaanan ku qancin ninkaasi waxa uu la yimid waxana ay xugmisay in ninkaasi uu geestay weerar la xiriira galmo.

Maxkamada ayaa ku xukuntay in uu iibsado 80 maalin oo ganaax ah isla markana uu bixiyo lacag magdhow ah oo gaareysa 5,000 kronor taasi oo la siinayo siyaasiga barlamaanka ka tirsan.

Halkan  Riix si aad u akhrisato warbixintan

Stockholm Somaliska

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here