Home Wararka Maanta Migrationsverket oo soo saaray saadaalinta Qaxootiga Dalka iska dhiibaya Sanadkan 2018 iyo...

Migrationsverket oo soo saaray saadaalinta Qaxootiga Dalka iska dhiibaya Sanadkan 2018 iyo sanadka 2019..

0

Sida caadiga ah wakaalada socdaalka Dalka Sweden ayaa soo saartay saadaalinta qaxootiga Dalka soo gaari kara sanadka Cusub iyo sanadka Xiga.

Sadaalinta sanadka Cusub ee 2018 ayaa lagu soo bandhigay qaxootiga Dalka iska dhiibi kara kuwaasi oo garaya 23 000 kun oo qaxooti ah.

Migrationsverket ayaa dhanka kale waxa uu soo saaray qaxootiga la filan karo sanadka 2019 kuwaasi oo lagu sheegay 29 000 kun oo qaxooti ah.

sida wakaalada qaxootiga ay sheegtay ilaa 1500 kun oo qaxooti ayaa lagu sheegay dhalaanka kaligii socodka waxana ay ka hooseesaa sadaalinta ay sameesay sanadkii hore.

Arimaha keenay in hoos u dhacaan qaxootiga  soo gaaraya sweden ayaa lagu sheegay sharuudaha midowga yurub ee dhanka qaxootiga oo adag,

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here