Home Wararka Maanta Sweden oo diidmo siisay Magangalyo doonka ka yimaaday Dalka Turkiga ee ka...

Sweden oo diidmo siisay Magangalyo doonka ka yimaaday Dalka Turkiga ee ka danbeeyay..

0

tan iyo afganbigii ka dhacay dalka turkiga waxaa dalkaasi ka soo cararay kooxaha lala xiriirinayo afganbigaasi kuwaasi oo iska dhiibay dalalka yurub.

Dalalka ay iska dhiibeen waxaa kamid ah Dalka Sweden waxana dadkaasi durba la siiyay diidmo la xiriira dacwadooda.

Ömer waxa uu kasoo cararay dalka Turkiga isagoo soo gaaray dalka Sweden waxana uu helay diidmo la xiriirta in daganaansho uu ka helo Sverige.

Waxa uu ahaa Maamulo iskuul waxana uu ka tirsanaa dhaq dhaqaaqa kooxda Gulen ee lagu eedeeyay afganbiga.

isaga xaaskiisa iyo sadax caruur ah uu dhalay ayaa kasoo cararay dalka turkiga bishii march ee sanadkii hore.

ugu danbeyn ku dhawaad 183 Qof ayaa iska dhiibay dalka sweden tan iyo afganbigii dalkaasi ka dhacay july 2016 dadkaasi 15 kamid ah ayaa helay sharciga sweden halka inta kale ay heleen diidmo.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here