Home Wararka Maanta Sweden Lacagta ay qaataan Dadka Hawlgabka (pension) oo la kordhinayo..

Sweden Lacagta ay qaataan Dadka Hawlgabka (pension) oo la kordhinayo..

1

waxaa dib u eegis lagu sameendoonaa lacagta ay qaataan dadka hawlgabka ee ku nool dalka sweden kuwaasi oo lacagta ay qaataan aan ku filneen.

Dadka qaata lacagta hawlgabka isla markana faqiirka ah ayaa loo kordhindoonaa lacagta halka kuwa shaqeeya sababo la xiriira lacagta hawlgabka oo aan ku filneyn awgeed ayaa iyaguna loo kordhindoonaa.

dhanka lacagta kirada guriyaha ay qaataan dadkaasi ayaa lagu sameendoonaa saro u qaadis si loo helo lacag ku filan ay ku kabaan guryaha ay markaasi daganyihiin.

somaliska ayaana soo koobeysa Qodobada ugu muhiimsan.

1 lacagta uu qaato qofka hawlgabka ayaa gaareysa 8.076 kronor waxana lagu kordhiyay 1000 kronor kahor inta aan laga jarin skatka.

2 lacagta lagu caawiyo kuryaha oo gaareysa bishii 5.560 kronor ilaa 6.200 kronor ayaa hada lagu kordhiyay 340 kronor waxana saro loo qaaday ilaa 6500 kronor qayaas ahaan.

3 ugu danbeyn waxaa jira dad badan oo hawlgab ah kuwaasi oo shaqeeya maadaama aysan ku filneyn lacagta ay u qaataan hawlgabnimada hase yeeshee saro ayaa loogu qaadidoonaa lacagtooda si ay kaga kaaftoomaan shaqada waxana la filayaa in baarlamaanka uu u codeeyo go.ankaasi.

Somaliska Stockholm

Sidee u aragaa arintaasi fadlan fakarkaaga noogu reer hoos

 

AD

1 COMMENT

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here