Home Wararka Maanta Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo soo bandhigay shaqooyinka la helikaro Mus..

Xafiiska Shaqada Sweden ee Arbetsförmedlingen oo soo bandhigay shaqooyinka la helikaro Mus..

0

Xafiiska Shaqada ee Dalka sweden u qaabilsa dhanka Shaqooyinka ee Arbetsförmedlingen ayaa soo bandhigay shaqooyinka laheli karo mustaqbalka hadii la barto.

Shaqooyinka lasoo bandhigay waxaa kamid ah IT-ga , Kalkaalisada  Caafimaadka iyo Waxbarashada sida ay soo bandhigtay Xafiiska Shaqada oo saadaalin ku sameesay 200 boqol oo xirfadood.

Annelie Almérus, oo Xafiiska shaqada u qaabilsan dhanka Saadaalinta Shaqooyinka ayaa intaasi ku dartay in shaqooyinka helitaankooda ay noqondoonto mid fudud.

Waxay intaasi ku dartay in Xirfadaha Dhismaha iyo Wax-barida ay tahay kuwa hada loo baahanyahay lakin IT-ga , Kalkaalisada iyo wax-barashada ay tahay kuwa mustaqbalka dhow.

Dalka Sweden ayaa kamid ah wadamada Shaqo la.anta ka jirto hase yeeshee dhanka yurub gaar ahaan Scandaneviaka waa wadanka ugu wanaagsan waxana sidaasi uu noqday sanadihii u danbeeyay.

Somaliska Sweden

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here