Home Wararka Maanta Magaalada Borås Xabsi daa.in lagu xukumay Sadax nin oo dil lagu eedeeyay..

Magaalada Borås Xabsi daa.in lagu xukumay Sadax nin oo dil lagu eedeeyay..

0

Maxkamad ku taalla Magaalada Borås ayaa xukun ku riday sadax nin oo lagu eedeeyay dil wiil dhalinyaro ah oo toorey ama mindi lagu dilay sanadkii hore.

Sida laga soo xigtay maxkamad ku taalla Borås waxaa dilla lagu eedeeyay Farhang Ezzati, oo 26 sano jir kaasi oo weerarka fuliyay.

Isla maxkamada ayaa markale waxay qaadatay racfaan iyadoo xukun kale ku riday Michael Altun, oo 24 sano jir ah  iyo Sharam Karim, oo 24 jir ah kuwaasi oo maxkamada ku eedeesay in ay caawiyeen gacan ku dhiiglaha.

Ugu danbeyn weerarkaasi ayaa dhacay 22 bishii March ee sanadkii hore markaasi oo xaafada  Hässleholmen ee Borås laga helay dhaawaca dadkaasi oo la midiyeeyay.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here