Home Wararka Maanta Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson oo ka laabtay qeyb kamid ah...

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson oo ka laabtay qeyb kamid ah hadalkiisa Mamnuucida indho-shareerka

0

Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna Jammie Åkesson oo talaadadii wareysi siiyay Joornalka Aftonpladet ayaa ka laabtay hadalkiisa ku aadanaa in la la mamnuuco niqaamka ama indho shareerka,

Åkesson ayaana arintasi isagoo ka hadlaya waxa uu ku sharaxay dhanka facebooka isagoo ka hadlay sida uu hadalka ula jeeday,

runtii waxaan rabaa in aan idin sharo wareysiga aan siiyay wariye Sven Melander iyo joornalka Aftonpladet habeenkii talaadada.

” waan kugu raacay taasi in ay aheyd wax aanan cadeyn lakin waxaan helay jawaab ah haa ama maya mana helin fursad aan ku sharaxo hadalkeyka lakin waxaan wali taaganahay go.ankeyga ah in la mamnuuco indho-shareerka lakin waa goobaha dadweynaha ee ( public-ga ah)”

” Dabcan dhamaan siyaasiyiinta oo dhan arintaasi siineysaa isku xaalad sidii loo joojin lahaa indho-shareerka la xirto”

Jammie Åkesson ayaana ugu danbeyn ku adkeesanaya in xisbigiisa ay diirada saarayaan in naqaamka ama indho-shareerka laga mamnuuco goobaha dadweynaha.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here